News

Under the new policy, airlines flying to Somalia have been instructed not to allow Taiwanese passport holders to board planes ...
Inter-clan feuding is one of the characteristics that anthropologists seized upon when writing about pre-independence Somalia ...
Xafiiska ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiye ku-xigeenka labaad ee ...
Shir ku saabsan dib-u-eegista Waxbarashada Puntland oo ku soo xirmay magaalada Garoowe ayaa waxa ka soo baxay baahida deg deg ah ee loo qabo kordhinta hannaanka maalgelinta Waxbarashada Puntland.
Boqollaal Soogalooti Itoobiyaan ah ayaa Todobaadkan dib ugu soo bilowday degaannada Puntland, kuwaasi oo is aan kala joogsi lahayn ugu qulqulaya magaalada Boosaaso. Tan iyo bilowgii Todobaadkan waxaa ...
Garoowe (Faallo PP) — Khudbaddii shalay uu jeediyay Madaxweyne Siciid Deni gaar ahaan qeybtii uu kaga hadlay maamulka SSCK ...
Xiisad iyo dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa ka aloosan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, taasi oo salka ku haysa muran ka taagan soo dejinta Jaadka Miirowga ee laga ...
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo laga soo doorto Gobolka Bari ayaa riixaya in ay fadhiga soo socda ee bisha June soo gudbiyaan mooshin ku saabsan kala baxa Puntland iyo khaatumo. Xildhibaanno ...
Dowladda Puntland oo qoraal soo saartay ayaa shaacisay in ay dhawaan ka bilaabi doonto dugsiga Tababarka Xorgoble ee magaalada Qardho wejiga labaad ee qorista dhalinyaro ku biiraysa ciidanka Booliska.
Maxamuud Shiddo wuxuu ugu baaqay Madaxweyne Deni inuu ka noqdo isbeddelkii uu ku sameeyay dastuurka Puntland. Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan ...